Yexesqeel 1:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cirkii madaxooda ka korreeyey dushiisana waxaa ka muuqday wax carshi u eg oo ekaantiisa la moodo sidii dhagax safayr ah, oo waxaa wixii carshiga la moodo dushiisa ka muuqday wax nin u eg.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:21-28