Yexesqeel 1:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cirka hoostiisa ayaa baalashoodu ku toosnaayeen, oo midba kan kale xaggiisuu u sii jeeday. Oo midkood kastaaba wuxuu lahaa laba baal oo dhinacan uga daboolan iyo laba baal oo jidhkiisa dhinacaas ugu daboolan.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:13-25