Yexesqeel 1:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wareegyadooduna aad bay u dheeraayeen, waxayna ahaayeen wax aad iyo aad looga cabsado, oo afartoodaba wareegyadooda waxaa ka buuxay indho miidhan.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:12-21