Yexesqeel 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo giraangiraha waxay u ekaayeen midabka berullos oo kale, oo afartoodiiba way isu ekaayeen, oo muuqashadoodii iyo farsamadii loo sameeyeyna waxaa la mooday sidii giraangir giraangir kale ku dhex jirta.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:12-19