Yeremyaah 9:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carrabkoodu waa sida fallaadh wax dilaysa oo kale. Khiyaanuu ku hadlaa. Mid waluba deriskiisa nabad buu afka uga sheegaa, laakiinse uurka wuu uga gabbadaa.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:2-13