Yeremyaah 9:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midkiin kastaaba deriskiisa ha iska jiro oo walaalna ha isku hallaynina, waayo, walaal kastaaba waa khaa'in, oo deris kastaaba xan buu la wareegaa.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:1-6