Yeremyaah 9:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse kii faanaa ha ku faano inuu i garanayo oo uu i yaqaan inaan anigu ahay Rabbiga dhulka ku sameeya raxmadda, iyo caddaaladda, iyo xaqnimada, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxyaalahaasaan ku farxaa.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:23-26