Yeremyaah 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, iyagu dhaawicii dadkayga ayay si fudud u bogsiiyeen, oo iyadoo aan innaba nabadu jirin ayay yidhaahdaan, Waa nabad! Waa nabad!

Yeremyaah 8

Yeremyaah 8:3-17