Yeremyaah 7:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Timahaaga iska xiir oo iska xoor, oo waxaad ku baroorataa meelaha dhaadheer, waayo, Rabbigu waa nacay oo waa ka tegey qarniga cadhadiisu ku dhacday.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:27-32