Yeremyaah 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ima ay dhegaysan, dhegna iima dhigin, illowse waxay ku socdeen talooyinkii iyo caasinimadii qalbigooda sharka ah, oo dib bay u socdeen, horena uma dhaqaaqin.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:18-28