Yeremyaah 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammada oo Ilaaha reer binu Israa'iil ahu wuxuu leeyahay, Qurbaannadiinna la gubo allabaryadiinna ku darsada, oo hilibkana iska cuna.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:11-30