Yeremyaah 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Guriga Rabbiga iriddiisa istaag, oo waxaad halkaas ka naadisaa eraygan, oo waxaad tidhaahdaa, Kuwiinna dadka Yahuudah oo irdahan u gala inaad Rabbiga caabuddaanow, kulligiin bal erayga Rabbiga maqla.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:1-9