Yeremyaah 7:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carruurtu qoryay soo guraan, aabbayaashuna dabkay shidaan, naaguhuna bur bay cajiimaan inay kibis u sameeyaan boqoradda samada, oo ay ilaahyo kale qurbaanno cabniin ah u daadiyaan, si ay iga cadhaysiiyaan.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:12-28