Yeremyaah 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas daraaddeed gurigan laygu magacaabay, oo aad isku hallaynaysaan, iyo meeshii aan siiyey idinka iyo awowayaashiinba ayaan ku samayn doonaa wixii aan Shiiloh ku sameeyey oo kale.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:5-23