Yeremyaah 7:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

miyaad i hor imanaysaan, oo gurigan laygu magacaabay gudihiisa soo istaagaysaan, oo odhanaysaan, Annaga waa nala samatabbixiyey, si aad haddana karaahiyadan oo dhan u sii samaysaan?

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:5-19