Yeremyaah 6:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkaygow, joonyad xidho, oo dambas ku galgalo, oo waxaad u baroorataa sida wiil madi ah loogu baroorto, oo waxaad ku ooydaa baroor aad u qadhaadh, waayo, waxbaabbi'iyihii dhaqsuu inoogu soo degi doonaa.

Yeremyaah 6

Yeremyaah 6:19-30