Yeremyaah 6:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaan idiin dhigay waardiyayaal, oo waxaan idinku idhi, Buunka dhawaaqiisa dhegaysta. Laakiinse iyagu waxay yidhaahdeen, Annagu waxba dhegaysan mayno.

Yeremyaah 6

Yeremyaah 6:9-26