Yeremyaah 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo guryahooda, iyo beerahooda, iyo naagahoodaba kuwa kalaa la siin doonaa dhammaantoodba, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan gacantayda ku fidin doonaa dadka dalka deggan.

Yeremyaah 6

Yeremyaah 6:3-22