Yeremyaah 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inay i maqlaan bal yaan la hadlaa oo aan u digaa? Bal eega, dhegahoodu ma xalaalaysna, oo waxba ma ay maqli karaan. Bal eega, erayga Rabbigu cay buu iyaga u noqday, oo innaba kuma ay farxaan.

Yeremyaah 6

Yeremyaah 6:2-16