Yeremyaah 52:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ciidankii reer Kaldayiin ayaa boqorkii eryaday, oo waxay Sidqiyaah ku gaadheen bannaannadii Yerixoo, oo ciidankiisii oo dhammuna way ka kala firdheen.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:1-12