Yeremyaah 52:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii sagaalaad oo boqornimadiisa, bishii tobnaad, maalintii tobnaad ayaa Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon iyo ciidankiisii Yeruusaalem ku keceen, oo intay hor degeen ayay qalcado hareereheeda ka dhisteen.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:1-12