Yeremyaah 52:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Labadii tiir, iyo berkeddii, iyo laba iyo tobankii dibi oo naxaasta ahaa oo saldhigyada ka hooseeyey, oo Boqor Sulaymaan uu u sameeyey gurigii Rabbiga, dhammaan weelashaas naxaastoodu miisaan ma lahayn.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:12-24