Yeremyaah 51:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Annagu Baabuloon waannu dawayn lahayn, laakiinse iyadu ma ay bogsan. Iyada ka taga oo midkeen kastaaba dalkiisii ha tago, waayo, xukunkeedii wuxuu gaadhay tan iyo samada, oo waxaa kor loogu qaaday tan iyo cirka.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:7-15