Yeremyaah 51:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidee baa Sheeshag loo qabsaday, sidee baa ammaantii dunida oo dhan loo argaggixiyey, oo sidee baa Baabuloon ay wax laga yaabo quruumaha dhexdooda ugu noqotay!

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:34-44