Yeremyaah 51:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Markay kululaadaan ayaan diyaafad u samayn doonaa, oo waan wada sakhraamin doonaa si ay u reyreeyaan oo ay u seexdaan hurdo weligeed ah oo ayan ka soo toosin.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:32-43