Yeremyaah 51:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogow, anigu dacwadaada waan kuu qaadi doonaa, waanan kuu aari doonaa, oo baddeeda waan engejin doonaa, oo isheedana waan qallajin doonaa.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:34-39