Yeremyaah 51:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Raggii xoogga badnaa ee Baabuloon dagaalkay ka joogsadeen, oo waxay ku hadheen qalcadahoodii. Way taag gabeen, oo waxay noqdeen sidii naago oo kale. Meelaheedii lagu hoyan jiray way gubeen, oo qataarradeediina way kala jabeen.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:25-39