Yeremyaah 51:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuu codkiisa ku hadlo biyo badan guuxooda baa samooyinka laga maqlaa, oo isagaa ka dhiga in dhulka darafyadiisa uumi ka soo kaco, roobkana wuxuu u sameeyaa hillaac, oo dabayshana isagaa khasnadihiisa ka soo saara.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:15-17