Yeremyaah 50:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkii Baabuloon ayaa warkoodii maqlay, markaasay gacmihiisii taag gabeen, oo cidhiidhi iyo xanuun baa isagii qabtay sida naag foolanaysa oo kale.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:35-45