Yeremyaah 50:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo seef baa u diyaar ah fardahooda, iyo gaadhifardoodyadooda, iyo dadka isku qasan oo dhexdeeda jooga oo dhan, oo waxay noqon doonaan sida naago oo kale. Oo khasnadaheedana seef baa u diyaar ah, oo iyana waa la dhici doonaa.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:27-42