Yeremyaah 50:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa yeedhaya codkii kuwa dalka Baabuloon ka sii cararaya oo ka baxsanaya inay Siyoon ka naadiyaan aarsashadii Rabbiga Ilaahayaga ah, taasoo ah aarsashadii macbudkiisa.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:24-30