Yeremyaah 5:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nebiyadii waxay sii sheegaan wax been ah, oo wadaaddadiina waxay wax ku xukumaan iyaga taladooda, oo dadkaygiina saasay jecel yihiin, laakiinse bal maxaad ugudambaysta samayn doontaan?

Yeremyaah 5

Yeremyaah 5:21-31