Yeremyaah 5:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aad bay u buurnaadeen oo cayileen, oo xataa falimaha sharka ahna aad bay u badiyaan, ma garsooraan oo agoontana uma ay muddacaan si ay u barwaaqoobaan, oo masaakiintana xaqooda uma ay sameeyaan.

Yeremyaah 5

Yeremyaah 5:26-30