Yeremyaah 49:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaaga dib u noqonayow, bal maxaad dooxooyinkaaga ugu faanaysaa? Waayo, dooxadaadu way sii dhammaanaysaa. Khasnadahaagaad isku hallaysay oo waxaad tidhi, Bal yaa ii iman karaya?

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:1-13