Yeremyaah 49:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan reer Ceelaam ku soo dayn doonaa afarta dabaylood oo samada afarteeda qabladood ka timid, oo iyaga waxaan u kala firdhin doonaa qabladahaas oo dhan, oo innaba ma ay jiri doonto quruun aan reer Ceelaam masaafurisyadoodu geli doonin.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:33-39