Yeremyaah 49:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Sara joogsada, oo ku kaca quruun istareexsan, oo welwella'aan isaga deggan, oo aan albaabbo iyo qataarro midna lahayn, oo keligeed deggan.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:27-39