Yeremyaah 49:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed barbaarradeedu waxay ku dhex dhici doonaan jidadkeeda, oo raggeeda dagaalka oo dhanna maalintaasaa la wada baabbi'in doonaa, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:19-35