Yeremyaah 49:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Sidii afgembigii Sodom iyo Gomora iyo magaalooyinkii u dhowaa oo kale, ciduna halkaas ma joogi doonto, oo innaba binu-aadmi halkaas ma degganaan doono.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:17-28