Yeremyaah 49:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan ku dhaartay nafsaddayda inay Bosraah noqon doonto cidla, iyo cay, iyo burbur, iyo inkaar, oo magaalooyinkeeda oo dhammuna weligoodba cidla bay ahaan doonaan.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:7-16