Yeremyaah 49:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse anigu reer Ceesaw waan qaawiyey, oo meelihiisii qarsoonaana daahaan ka wada qaaday, oo isna ma uu kari doono inuu isqariyo. Farcankiisii iyo walaalihiis iyo deriskiisiiba way wada baabbe'een oo isagiina innaba ma jiro.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:8-18