Yeremyaah 48:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo baabbi'iyuhuna wuxuu ku soo duuli doonaa magaalo kasta, oo magaalona kama baxsan doonto. Oo weliba sidii Rabbigu yidhi, Dooxaduna way halligmi doontaa, oo bannaankuna wuu baabbi'i doonaa.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:1-18