Yeremyaah 48:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Moo'aabow, adigaa iska hoogay, Kemoosh dadkiisii way wada halligmeen, maxaa yeelay, wiilashaadii maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay, oo gabdhahaagiina waa la wada kaxaystay.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:36-47