Yeremyaah 48:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii cabsida ka cararaa wuxuu ku dhici doonaa yamayska, oo kii yamayska ka soo baxana waxaa qaban doona dabinka, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan reer Moo'aab ku soo dul dejin doonaa sannaddii ciqaabiddooda.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:35-45