Yeremyaah 48:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, miyaan dalka Israa'iil wax lagu qoslo kuu ahayn? Miyaase isaga laga helay tuugag dhexdood? Waayo, markaad isaga ka hadashidba madaxaad ruxruxdaa.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:25-32