Yeremyaah 48:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalka Moo'aab ammaan dambe ma leh. Xeshboon baa shar loogu hindisay, oo waxaa la yidhaahdaa, Kaalaya oo aynu baabbi'innee si ayan quruun u sii ahaan.Madmeenay, adigana waa lagu baabbi'in doonaa, oo seef baa ku eryan doonta.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:1-3