Yeremyaah 48:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka magiciisu yahay Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Dalka Moo'aab cidla buu noqday, oo magaalooyinkiisiina way baabbe'een, oo kuwa barbaarradiisii u wanaagsanaana waxay hoos ugu dhaadheceen in la gowraco.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:13-20