Yeremyaah 48:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaa iman doona wakhti aan isaga u soo diri doono kuwa wax shuba, isagayna shubayaan, oo weelashiisay madhinayaan, oo jalxadihiisana wada burburinayaan.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:8-22