Yeremyaah 47:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gurdanka qoobabka fardihiisa xoogga badan iyo yaacidda gaadhifardoodyadiisa, iyo xiinka giraangirihiisa aawadood ayaa aabbayaashu ayan dib u dhugan doonin carruurtooda, waayo, gacmahoodu cabsi bay la taag gabeen,

Yeremyaah 47

Yeremyaah 47:1-4