Yeremyaah 46:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan dheereeyaa yuusan cararin, oo kan xoogga badanuna yuusan baxsan. Xagga woqooyi iyo Webi Yufraad agtiisa ayay ku turunturoodeen, wayna ku dheceen.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:1-10