Yeremyaah 46:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan ku ridi doonaa gacanta kuwa naftooda doondoonaya, iyo gacanta Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, iyo gacanta addoommadiisa, oo markaas dabadeedna waa loo degi doonaa sidii waayihii hore, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:16-28